Home Afsomali Naafada soomaaliyed waxey Taageero iyo hamlyo u diryaan reysul wasaare Rooble

Naafada soomaaliyed waxey Taageero iyo hamlyo u diryaan reysul wasaare Rooble

dadka naafada somaliyed ayaa waxaa ay hamlyo u diryaan reysul wasaare Rooble  oo loo magacaby xilka wasiirka kowaad ee x dowlada federaalka 18 bish 9aad 2020.  kaa helay kalsonida codka barlamanak 23 bishan. i arinkan oo ah mid farxad geliye dadka naafada somaliyed.

dadka naafada ayaa ka codsadnay baarlamnka federaalka in sida ugu dahqasha badan ay u ansaxiyan xukumad loo dhanayahoo taa laga fialyo reysu lwsaare roble in soo dhisa

dadka naafada ayaa ugu baqaya reysu lwasaarerooble in  la yimaado hal abuur iyo waxabqad ka dwuan xukmada hi ka horey oo ku fashilmay waxka qabashada xaquuqda dadk naafada.

[dadka naafada ayaa cod xoogan ku dalbaday in helan wasaarada ama wasiirudowlaha  arimaha naafada kaa fadhigusu noqon doono xafiiska reysul wasraha.

dadka naafada ayaa waxaa kale oo ay codsaneyn dhismaha hayada naafada qaran oo ay qabyo kaga tagtay xukuamdii xasan caliq qeeyre kadib markii baarlamka codka kalsoonida ay kala noqday bilo ka hor

dadka naafada ayaa ugu baqay reysu lwaasre rooble iyo madaxweyne  maxamed cabdulahi farmajo in hubiyaan  sharadfta iyo karamada dadka naafada  kana qeeyb geliyaan hanaanka dowaliga ee dalka

dadka naafada ayaa ahaa kuwo mudo dheer dulmanaa ddulmigaa oo ku saleysan neceeyn iyo faquuq ka dhan ah dadka naafada. arinkaan aoo ay ku caan baxeeyn madaxdii hore  iyo masuulin xilala dalak kasoo qabtay. basle suaasha hada  tagan ayaa  ah madaxweyne farmajo ma ku guleysan karaa kor uqaadida sharafta iyo karmada dadka naafada si ka duwan madaxii isga ka horeysdadka naafada somaliyed ayaa ay hambalyo u dirya Reysul Wasaare Cusub Mudane Maxmed Xusen Rooble oo loo magacabay xilka wasiirka kowaad ee dowlada federaalka 18 bish 9aad 2020. kaa helay kalsonida codka barlamanak 24 bisha September sandka 2020. Dadka naafada ayaa farxad ku soo dhoweyee reysul wasraha cusub iyaka oo u rajeeyn guul iyo waxqabad
dadka naafada ayaa ugu baqaya reysul wasaaraha cusun udane Rooble in la uu yimaado hal abuur iyo waxabqad ka dwuan xukmadahi isaga ka horeeye oo ku gabiye aarimaha naafada oo ah kuwo mudo dheer cabasho ka ahaa xaquuqaad kaga xaryiran golaha wasiirada.
dadka naafada ayaa cod xoogan ku dalbaday in ay helaan
Dhameestirka shuruucda dadka naafada
Dhismaha hayada naafada qaran
Abuurida Wasaaarada Naafo ama Wasiirudwolaha Arimaha Naafada oo hostago xafiska reysul wasaaraha
Abuurida waxayo iyo agaasin naafada 26 wasaaradood iyo Wasaaradaha Dowlada Goboledyada
Ka Qeeyb Gal siyaasada iyo Sharcidejinta dalka
Ka Qeeyb Gal Horumarka arimaha bulshada, daqalaha, shaqoyinka iyo siyaasada
dadka naafada ayaa ugu baqay reysu lwaasre rooble iyo madaxweyne maxamed cabdulahi farmajo in hubiyaan sharafta iyo karamada dadka naafada kana qeeyb geliyaan hanaanka dowaliga ee dalka
dadka naafada ayaa ah kuwo mudo dheer dulmanaa la kulmo faquuq ka dhan ah. arinkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.