Wasiirada cusub iyo Beelaha ama Maamulada.
Beesha Digil iyo Mirifle (KOONFUR GALBEED)
1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur – Jiroon
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre
4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Eelay
5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Leysaan
Beesha Hawiye (GALMUDUG-HIRSHABEELLE)
1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal
4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble – Murursade
5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
Beesha Daarood (Jubbaland-Puntland)
1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majerteen
2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
Wasiirada Beesha Shanaad (H/shabeelle, PL)
1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani
5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
Wasiirada Dir (Somaliland)
1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6. Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre