Mr. Ali Sheikh is Somali national merchant who has large business transcontinental in and outside the country Africa and Asia. Particularity south Sudan, Kenya, Tanzaian and some central Africa countries where he has large shops and warehouses dealing assorted goods and services .
Mr. Ali Sheikh has some of the top business in the country like Rayaan Mall and Day To Day store in the country leading business well known in the country with high quality goods and services. Where he has employed hundreds persons in the country and outside the country .
There has been increasing propaganda against his wealth and business where some websites featured articles and columns baseless propaganda of corruption that is only envy of his profitable trade and entrepreneurship he is front line the Somalia business.
The baseless allegations against Mr. Ali Sheikh are the involvement of large projects of real estate and supply for the government and international companies in the country.
The mistakes made in the propaganda are the ownership of companies and business other than his, like Doogle company which petroleum dealer company with more stations in the country and transportation company for the airport passengers and security system limited only the airport road from the Aden Abdulle international airport gate to Km4.
Some rival competitors has paid money to mass media, the dissemination of false propaganda to damage his outstanding business line in Somalia and in the Africa and Asia. For only his growing business they think has links with his brother Mr. Hassan Sheikh Mohamud Somali federal government.
Mr. Ali Sheikh is victims of the Somalia political propagandas that some people write articles in websites that he has made power abuse benefiting the power of his brother. This is really very weak allegation that has no bases and evidence.
The wealth of the Mr. Ali Sheikh was before the federal government and will last every for his talents and natural entrepreneurship endowment. It is not surprised to see like this poorly designed allegation against the high profile people who made achievement in the trade, policy and technology
Mr. Ali Sheikh is so tolerable for the mistakes made by selfish persons spreading baseless propaganda against him and will be wise enough to bring in front of the law the main actors behind the dirty attack campaign against his dignity and trade.
Maxaad ka taqaanaa shaqsiyada ganacsade Cali Shiikh Maxamuud..?! (Nin Dulman balse aan waxba dulmin)
waa nin dulman laakiin aan dulmilow aheyn Cali Shiikh Maxamuud waa Ganacsade caan ah , isla markaana ganacsigiisu gaaray daafaha caalamka sida Asia iyo Africa.
Ganacsadahan ayaa dukaamo waaweyn ku lahaa dalalka South Sudan Tanzaniya Kenya illaa Afrikada dhexe ayaa mar qurra ganacsigiisii albaabada u laabay, waxaana xirmay dukaamadii iyo carwooyinkiisii kala ahaa Rayaan iyo Day to day iyo Qaare kale.
Qaar ka mid ah websiteyada Afka Soomaaliga wax ku qora ayaa faafiyey eedeymo ka dhan ah ganacsade Cali Shiikh oo ay ka mid ahaayeen inuu si qaldan ugu lug lahaa mashaariic badan sida dhulal iyo guryo ka kooban dhismayaal waaweyn.
hadaba waxaan ka Xusi karnaa Qaladaadkii laga galay in lagu sheegay in uu leeyahay Shirkadda Doogle ee shidaalka oo xarumo fara badan ku leh isgoysyada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inuu leeyahay ninkan la dhashay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu magacaabo Cali Sheekh.
Shirkaddan oo qaab casri ah u shaqeysa ayaa ajibyo waaweyn waxay ka sameysatay qaar ka mid ah isgoysyada ugu waaweyn uguna muhiimsan magaalada Muqdisho iyo goobo kale ganacsatadii laheydna weli war kama soo saarin in xoolaha ay leeyihiin iyo ganacsigooda cid aan shaqo ku laheyn lagu sheego .
waxaa lagu been abuurtay in uu leeyahay Shirkad gaar ah oo shuraako ay ku yihiin ganacsade Cali Shiikh sidoo kale waxaa lagu sheegay in uu leeyahay mashruuc ay soo gudbiyeen hay’addaha UN-ka ee degan agagaarka garoonka dayuuraddaha Aadan Cadde, kaasoo ahaa in wax gaadiid dadweyne ah soo dhaafi karin isgoyska Km4, dadka soo degaya iyo kuwa dhoofayana basas looga soo qaado balse wuxuu tibaaxay in laga been sheegay waana wax aan dhici kari .
Cali Shiikh oo horey arrimo ganacsi ugu jiray ayaa tan iyo markii walaalkiisa Madaxweyne noqday sii taajiray isagoo ka faa’ideystay maamulka walaalkiisa Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ahaa qoraalo lagu faafiyey baraha bulshada iyo websita yada qaarkood mana jirto cadeymo rasmi ah oo loo haayo sida codod laga duubay sawiro ama Video .
waxaana arrintaas lagu eedeeyey inuu ku lug lahaa nin la dhashay Madaxweynaha Somalia oo lagu magacaabo Cali Sheekh Maxamuud ayey qoreen qaar warbaahinta ka mid ah ka fiirsi la,.aan ay cadowtooyo ku dheehan tahay waxaana lagu colaadiyaan oo kaliye in uu la dhashay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo kaliye
Murunka ka dhashay cida uu yahay ganacsadahaan ayaa la ogaday in waxyaabaha lagula kufay uusan shaqo ku laheyn balse waa jirtaa in uu la dhashay madaxweynaha dalka Somalia, mana jirin wax uu ka qaban karo arintaasna waxay ku biyo shubatay Walaaltinimo .
Ninka la dhashay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa marar badan laga faafiyey faalooyin sumcadiisa hoos loogu dhigayey waxaana muuqata sida ay sheegeen dad xoog ogaal ah in uusan ariamaha noocaas ah faraha kula jirn
Ganacsade Cali Shiikh ayaa laga soo wariyey inuu hadda wax shaqo ah heynin isla markaana tan iyo wixii ka danbeeyey xiligii uu dalka madaxweyne ka Noqday Walaalkii Xasan Sheikh Maxamuud uu faraha ka qaaday dhamaan ganacsigiisii haatan uu u isu heysto inuu yahay maxbuus siyaasadeed.
Haddaba waa nin ceynkee ah ganacsade Cali Shiikh, Maxaase ka jira eedeymahan..Runtii waa dulmane een dulmi low aheyn
Cali Shiikh waa siyaasi qarsoon oo Qiima badan waa nin fuliya balamada uu qaado beena ma sheego, wuxuu gacan weyn ku leeyahay saldhigashada xildhibaanada labada aqal.
Cali Shiikh kuma jiro khilaafka siyaasadeed ee siyaasiyiinta loolanka adag ku jira mana rabo wax jago ah dalkana abaal ayuu ku leeyahay, waana rug cadaa ganacsi ah soona shaqeynayey tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee dalka ka hor.
“Anigu waxaan ahey ganacsade wixiisu ku filan yihiin wax shaqo ah kuma lihi waxyaabaha la igu eedeynaayo uma baahni hanti shacabku leeyahay hantida aan leeyahay ayaa igu filan inta aan noolaha ee cimri aan ku dhameysto ALLAHA i siiyo” ayuu yiri Cali Shiikh oo saxaafada kula hadlay Muqdisho.
Eedeymaha loo jeediyey Cali Shiikh ayaa markii dambe dhamaantood beenoobay ka dib baaritaanoi ay sameeyeen maxkamadaha dalka, waxaana la ogaaday iney ahaayeen dacaayado ay fidiyeen ganacsato isaga cadow ku ah oo saxaafada qaarkeed lacago siiyey.
“Qof kasta oo nadiif ka ah, qabyaalad, nin jecleysi, sed bursi sida ganacsi Cali Shiikh oo kale dad baa caddow ku ah kuwaasoo faafinaya dacaayada sumcada looga dilayo balse been cimri dheer malaha” ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed.
Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ee mudada dheer la soo shaqeeyey ganacsade Cali Shiikh ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay eedeymaha ka dhanka ah Cali Shiikh, waxayna Xuseen in ganacsadahan uu ku sifoobay, xalaal quudasho, run sheegid, alle ka cabsi, naxariis, hadal jilcsan, shaqo badan iyo wanaagyo kale oo aan la soo koobi Karin.
https://youtu.be/_JzDaxj-c6c
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0