Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada oo ka mid ah wasaradaha shacabka u sheeqeeya ee ay shaqaalahoodu yihiin kuwa rayid ah uguna horeysa wasaaradaha sida joogtada ah uga qeybqaatada mashruuca dib loogu dhisaayo xarumaha danta guud ee qaranka kuwaasoo ku burburay dagaaladii dalka soo maray
Ayaa howlo dib loogu dayactirayo dhismaha xaruntaa guriga hooyooyinka ka fuliyey
Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ayaa howlaheeda isxilqaan uga qeybqaadaneysa ku gudo jirto maalintii sadaxaad ee wareega 17 Shaqaalaha rayidka Somaliyeed
Waxaana ka qeybgalay shaqaalaha qeybaha kala duwan ee wasaarada oo uu horkacay agaasimaha guud ee wasaarada cali Gacal Gaabow oo faahfaahin ka bixiyey dadaalka wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Somaliya iyo howlaha muhiimka ee horyaala ayaa xusay in ay diyaar u yihiin howlaha dalka dib loogu dhisaayo
Isxilqaanka ayaa lagu wada dacay tiray dhismooyinka mafxafka qaranka maktabada qaranka tiyaatarka iyo guriga hooyooyinka oo deib u dayactirkiisu haatan uu gabagabo ku dhow yahay