Home Afsomali Danjire salaad Cali Jeelle oo waraaqaha safiirnimo laga gudoomay

Danjire salaad Cali Jeelle oo waraaqaha safiirnimo laga gudoomay

Madaxweynaha Djibouti smaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka Djibouti  Danjire Salaad Cali Jeelle.

Danjiraha Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle oo Madaxweynaha gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Jabuuti  uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.