Home Afsomali Nin waalan oo tooreey ku dilay wadaad quraan ku aqrinyey

Nin waalan oo tooreey ku dilay wadaad quraan ku aqrinyey

Eebe Ha unaxaristo Sheekh Maxamed nuur faarax oo looyiqiinay (xoogsade)ayaa
lagu dilay. Dalka austrarelia Gar ahan Magalada Melbourne
Dilka Marxuumka ayaa lagu sheegay in uu Dilay Nin Maskaxdda ka xanuusan oo uu quraan ku akhrinayay.
Allah unaxaristo intuu kategayna samir alahaka siiyo aamiin aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.