Home Afsomali Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka iyo gudoomiyaha maxkamada Gobolka Banaadir ayaa wareegto ku...

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka iyo gudoomiyaha maxkamada Gobolka Banaadir ayaa wareegto ku cafiyey dhamaan dhibaatadii uu geysta cabdirashiid Janan

 

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka iyo gudoomiyaha maxkamada Gobolka Banaadir ayaa isku raacay in la tirtiro oo meesha laga saaro dhamaan dacwadadihii kala duwanaa ee loo haystay wasirkii hore ee Amniga Jubaland C/rashiid Janan.

Dhawaan markii uu la heshiiyey madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Faraajo ayaa Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International qeybteeda Bariga Afrika ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caddaaladda horgeeyso Cabdirashiid Janan oo maanta la sheegay inuu soo galay gacanta dowladda,

halkan ka akhriso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.