Home Afsomali GEED GUURSO!. Waa xaflad si sanadle ah looga qabto dalka Mexico

GEED GUURSO!. Waa xaflad si sanadle ah looga qabto dalka Mexico

 

GEED GUURSO!. Waa xaflad si sanadle ah looga qabto dalka Mexico.

Xafladdan ayaa la qabanayaa ama la dhigayaa hadda sanadkii 3aad, waana mid ay haweenku ku guursanayaan hadba geedaha ay calmadaan!!.

Dawladda Mexico ayaa taageersan arintan, waxaana loo arkaa inay mid lagu yareynaya nabaad-guurka dhirta, maadaama ay XAASLE-YAAL YIHIIN!!.

Bal wiilasheena iskaabulada Soomaaliya halaga qariyo arintaan, intii aragtana ha raali ahaadaan.

Wiilal badan oo aanan xusi doonin ayaan ka baqayaa inay Mexico tahriib ku bilaabaan isla caawaba

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.