General Mohamat Idriss Deby oo ah wiilkii uu dhalay AUN Madaxweynii dalka Chad ayaa isla markiiba la wareegay talada dalka Chad oo MW ka noqday kadib geeridii aabihiis oo saacado uun laga joogo
Xukunkiibuu isku dhajiyay doorasho macmal ah buu sameystay albaabkasta oo wax loogu sheegi karay wuu xiray teyda ha socoto buu soo istaagay kadib dadkii waxa ay ku qasbanaadeen in ay qoriga qaadaan oo dalkii uu dagaal sokeeyo galo aakhirkiina maanta isagii baa lagu dilay.