Home Afsomali Full VIDEO Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir oo ka soo horjeesatay in shri...

Full VIDEO Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir oo ka soo horjeesatay in shri hawiye oo kooxo qabsato ay ka qeybga

Golaha Hogaaminta Beesha Habargir oo ka soo horjeesatay in shri hawiye oo kooxo qabsato ay ka qeybgalaan

iyada oo haday heynta ugu  badan ay magaalada muqdisho ay hayed in la qabanayaa shirweyne hawiye ayaa hadana waxaa soo baxayey shirar kale oo lagu diidan yahay lagu xusayo in aan loo dhameyn shirka hawiye

hadaba golaha hogaaminta beesha habargidir òayaa ka soo horjeesatay xili ay goor sii horeysane kulan ay qabsadeen beesha Mudolood gaashaanka loogu daruuray ayna sheegeen in aanu quseyn shir hal dhinac ah  oo ka dhaca Magaalada Muqdisho

Suldaan Cabdulaahi Cabdulle Wehliye gudoome ku xigeenka Golaha Hogaaminta beesha habargidir ahna ku simaha gudoomiyaha ayaa si kulul uga hadlay shir la sheegay in uu yahay shirweynaha beesha hawiye oo Muqdisho ka dhacayo  oo uu sheegay in beesha aan lagu soo wargalinin golaha hogaamintana uusan Xog dhameystiran ka heynin

dhanka kale siyaasiyiinta dantaleh  iyo Aqyaarta Shiirkole  ayuu ugu baaqay in ay nabada ka qeyb qaataan oo aysan dagaalka hurin wuxuuna ka soo horjeestay in Muqdisho dagaal ka dhaco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.