Home Afsomali Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afafka hore xero ay ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeelada Dhexe.

Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo u sugnaa xeraddaasi ayaa la sheegay in dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray Qaraxa.

Wararka qaar ayaa sheegaya inĀ  Korneel Saneey Cabdulle oo ka tirsan saraakiisha xoogga dalka uu kasoo gaaray dhaawac fudud.

Dhanka kale Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afafka hore xero ay ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeelada Dhexe.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.