Home Afsomali Baaq Culus oo ku wajahan beel weynta karanle

Baaq Culus oo ku wajahan beel weynta karanle

Waxaan baaq usoo jeedinayaa dhamaan waxgaradka beel weynta karanle kaas oo ku wajahan 9 kaas ex mudana yaasha ahaa .waxaad ogaataan .khaladka eey kagaleen.dadkiina iyo deegaan doorasha diina iyo saamiyadii aad kulaheydeen 1 koofur galbeed waad lumiyeen 2 hirshabeele weyn kumiyeen3 jubaland wey lumiyeen oo xitee dadnimadeenii ayaa qilqiil kujirta.galmudug ciyaato kuma joogaan dadkeenu waxey kuyihiin marti kor joogto u ah habar gidir cidii larabo lagu dilaayo oo in badan lagu dilay fg waxey kuhayaan caasimadadii awoodeeda degaan aynulaheyn marti ayaan ka ahay majiro xafiis dowladeed ee lagaa xurmeynaayo talisyadii ciidamada majiro taliye beesha karanle marjiro 5 ciidan ee kusugan muqdisho.sida 1xooga 2 boliiska3 nabadsugida 4 asluubta 5 dowlada hoose ee xamar, waxaa’ xatee lasiin waayay.kuxigeenadii iyo hogaamadii guud mahayaan,baaqaasi hagaaro bulshada degaanadaas leh oo kaweysay xuquuqdii somalinimo iyo tii 4,5 kii lagu heshiiyay toona fg waxey kutar tamayaan xoolihii eey idinka xadeen si eey markale idiin khasaariyaan war dadja iyo dalka kabad baadiya daneyste taashaas ninkastaa xilkiisii markuu waayuu lacago xaaraan ah ku sasabayaa dadkii uu laayay war how kaca oo iskaashada tuura tuugada yeey idinku soolaaban markale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.