Home Afsomali Guri 30 dabaq ah oo Dahabshiil Muqdisho ka dhiseyso

Guri 30 dabaq ah oo Dahabshiil Muqdisho ka dhiseyso

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa isniinta 28ka bishan June daah furaysa bilowga dhismaha Dahab Tower oo noqon doona dhismaha ugu dheer uguna weyn geyiga Soomaaliyeed oo laga dhisi doono bartamaha caasimaadda Muqdisho.

Dhismahan oo ka kooban ku dhowaad 30 dabaq ayaa sida uu sheegay maamulaha guud ee Dahabshiil ee Koonfurta iyo bartamaha Somalia Xasan Cabdi Cawed  ka koobnaan doona Moolal, xafiisyo, dukaano, guryo iyo apartments. Hal Mall oo Keli ah ayaa ka koobnaan doona 7 dabaq.

Tower-kan oo ay ku baxayso malaayiin iyo malaayiin Dollar ayaa dhismihiisa la bilaabi doonaa dhowaan, kaas oo wax weyn ku soo kordhin doona bilicda iyo shaqo abuurka Caasimadda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.