Home Afsomali Full VEDIO Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal)...

Full VEDIO Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal) Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Baladweyne

Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal) Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Baladweyne

Wafdigaan Balaaran oo uu hogaaminaayey Musharax xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal) oo u sharaxan kursigaa tirsigiisu yahay 109 ee doorashada 2021 ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada baladweyne ee Gobolka Hiiraan

waxaana musharaxa la socday qaar ka mid ah madaxda dhaqanka culumaaudiin dhalinyaro haween ka soo jeedo gobolka Hiiraan

Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ugu hortagay madax masuuliyiin ganacsato ururada bulshada iyo shacab isku duuban kuwaa oo uu musharaxu ku gacan qaaday iskuna marxabeeyee gudaha garoonka
Waxaana soo dhaweyntiisa ka mid ah cayaaraha hidaha iyo dhaqanka gabayo heeso amaan aha

Wafdiga musharaxa aya soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyey xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne halkaasoo ay kudbado ka jeediyeen ogoyasha dhaqanka ee Beelaha afarta makaen waxayna si isku mid ah taageero hiil iyo hooba leh u muujiyeen Musharax xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal)
Waxayna iskuugu dareen kalsooni siin amaan dardaaran duco iyo balanqaad iyaga oo musharax ka codasay in uu si dacada ah ugu shaqeeyo beelaha uu kursiga mu matali doono ee Afarta Makane

Guntii iyo gabagabadii waxaa munaasibada soo xiray Musharax xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal) oo isla goobta uga dhawaaqay murashgaxnimadiisa wuxuuna sidoo kale ku dhawaaqay howlaha uu u qaban doono hadii ay doortaan ayna ku kaliftay xaalada ay ku sugan yihiin beelaha afarta makane oo uu balan qaaday in uu wax ka badali doono

Intii ay soo dhaweyntiisu socotay waxaa la isla dhaxmarayeyn waa musharaxa kaliya samata bixin kara Beesha afarta makane kursiga deegaan Dooroshadiisu tahay 109

1: khibrad
2 : Daacadnimo
3: Howlkarnimo
4: Xaqdhowr
5: Wadanimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.