Home Afsomali Full VIDEO Beesha Sacad iyo Ganacsade Axmed Xalane iyo Ganacase Qaasin faarax...

Full VIDEO Beesha Sacad iyo Ganacsade Axmed Xalane iyo Ganacase Qaasin faarax oo Madaxda Sare ee Dowlada iyo Bahda Garsoorka ka dalbaday in dhulkooda Cadaalada u helan

https://youtu.be/SJVJ8vaPhCM

Kulan balaaran oo ay iskuugu yimaadeen waxgar ugaasyo cuqaasha dhasha dhaqanka Ganacsato Aqoonyahano suldano iyo doyaal ka soo wada jeedo qaar ka mid ah Beesha Sacad ayaa lagu lafa gurey qaabka ugu haboon ee dib loogu celin karo milkiilayaasha dhul mudo lagu muran sanaa

shirka oo ay saxaafada diba joog ka aheyd ayaa dood dheer iyo falanqeyn ka dib waxaa laga soo saaray dhowr qodob iyada oo baaqyo kala duwane loo direy madaxda sare ee Dowlada iyo bahda garsoora

waxaa la isla gartay in milkkilayaasha dhulkaas Axmed Xalane iyo Qaasin faarax si degdeg ah loogu wareejyo

masuuliyiin madasha ka hadashay ayaa soo wada dhaweeyey qaabka ay doodu u dhacday iyo qodobada laga soo saaray shirka beesha sacad ee ka dhacay magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.