
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ku gaartay in todobaadyo gudahood dalka loogu soo celiyo tiro ka mid ah askartii tababarka loogu qaaday dalka erteeriye ee shakiga badan abuurtay
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa go’aasatay
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]
in todobaadyo gudahood dalka ay ugu soo celiyeen ciidamada Soomaalida ee lagu tababbaro Eriteriya.
Koox ka socota Eriteriya ayaa ku sugan dalka, iyaga oo qiimeynaya meelihii la dejin lahaa.