DEGDEG: Dab xoogan oo hadda ka kacay xaaf kamid ah Muqdisho
Dabka ayaa ka dhashay xargaha korontada ee ka laalaada hareeraha wadooyinka iyo baalayaasha kuwaas oo qaarkood aan daah laheyn ama fiiqfiiqan oo markii biyaha roobku helay Dab ka dhashay
waxayna sababeen qasaare baahsan welina lama helin cid xakamayda warkuna wuxuu intaa ku darayaa in uu ku sii fidaayo guryo deegaana hor leh
Dadkan aan u gurmano si aan u badbaadino maada guryahoodu gubanayaan.
Goobaha qaar meelaha biyuhu fadhiisteen waxaa laga cabsi qabaa in ay biyo danabeysan isu badalaan kadibna sababi karaan qasaare dad iyo duunyo leh
Wixii war ah ee ku soo kordha naga war suga