Home Afsomali Garabka Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaah ayaa doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye...

Garabka Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaah ayaa doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen

Garabkii haystay taageeradda Shacabkooda ee Gudiga Doorashooyinka Somaliland SEIT ee Soomaaliya ee uu markii hore soo magacaabay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa iguna doortay Gudoonkoodii. Gudoomiye waxay u doorteen Suleyman Caydiid Cismaan, Gudoomiye kuxigeenna waxay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir.

Doorashada Gudoonka Gudiga SEIT ee Somaliland waxaa goobjoog ka ahaa FEIT, Dhaqan iyo waxgarad

Hambalyo Gudoonka cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.