Home Afsomali Full VIDEO Dhalinyarada beesha 4ta makane oo ku taageeray musharax yusuf xalaal...

Full VIDEO Dhalinyarada beesha 4ta makane oo ku taageeray musharax yusuf xalaal shir Baladweyne lagu qabtay

https://youtu.be/ikMIrUIVClE

Dhalinyarada beesha 4ta  makane oo ku  taageeray musharax yusuf xalaal shir Baladweyne lagu qabtay

Munaasibadaan oo aheyd mid taageero hiil iyo hooba leh loogu muujinayey Musharax Xildhibaan Yuusuf Maamed Cali Xalaal waxaana lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiiraan

iyada oo ay ka soo qeybgaleen dhaqanka Culumaaudiinka Aqoonyahanada beesha Haweenka Dhalinyaro iyo wargarax kale oo munaasinada lagu casuumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.