Home Afsomali Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeyb…

Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeyb…

Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeyb…

Digniin Xeer ilaaliyaha Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad Gashanle Maxamed Cabdiqadir oo maalmahan ku sugnaa Degmoyinka Dolow iyo Baladxaawo ayaa digniin u diray dadka baraha bulshada ku faafiyo cayda aflagaadada iyo waxyaabo aan jirin balse Wixii Dacwo ay qabaan u soo gudbiyaan Maxkamada Ciidamada, isagoona Sidoo kale amray in Ciidamada ay ka fogadaan ku milanka siyaasada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.