Home Afsomali Wareegto wiifeyso oo soo baxda saqdii dhexe Shaqo joojinta fahad yaasiin iyo...

Wareegto wiifeyso oo soo baxda saqdii dhexe Shaqo joojinta fahad yaasiin iyo magacaabida bashiir goobe

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Hoos ka aqriso Waraaqadda Shaqada looga joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.