Home Afsomali Jadwalka doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo la shaaciyay xiliga ay dhaceyso

Jadwalka doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo la shaaciyay xiliga ay dhaceyso

Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ka matalaya Hirshabeelle ayaa la soo saaray goor dhow.

Maalmaha Khamiista ilaa Sabtida waxaa socon doonta diwaangalinta Musharaxiinta, maalinta Axada ah ayay hadal jeedin doonaan Musharaxiinta, waxaana doorashada ay dhici doontaa maalinta Isniinta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.