Home Afsomali Xogtii ugu danbeyeeyey qasaaraha uu geystay qarax ismiidaamin ah oo Muqdiaho...

Xogtii ugu danbeyeeyey qasaaraha uu geystay qarax ismiidaamin ah oo Muqdiaho ka dhacay (DAAWO SAWIRADA )

Faah faahin  Qof isku soo xeray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay maqaayad ku taal degmada wadajir gaar ahaan inta u dhaxeeysa jekboyntiga xalane iyo xerada janaraal goordan meel dhowr talaabo un u jirta halkii uu ka dhacay qaraxii lala beegsaday askartii tababarka loo qorayay ee bilooyin ka hor dhacay
Maqaayada waxaa ku qayilayay askar
In ka babdan 10 qof ayaa ku geeryootay tiro kale way ku dhaawac meen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.