Gabadh ka carartay Arooskeedii!.
Gabadh lagu magacaabo jekcelina oo u dhalatay dalka Kenya ayaa ka carartay Arooskeedii kadib markii ay ogaatay in ninka guursanayaa uu yahay Tagsiile (Taxi) kaas oo markii hore u sheegtay inuu yahay Madaxda sare ee mid kamid ah Bangiyada ku yaala magaalo lagu magacaabo Kilifi.
Mid kamid ah Asxaabta gabadhan ayaa markii lasoo gaadhay goobta arooska waxa ay si hoose ugu sheegtay inuu ninkani been u sheegay isla markaana uu yahay Tagsiile ee aanu ka shaqayn Bangiga.
Waxa socota dhex-dhexaadinta gabadhan iyo ninkan , balse wali gabadha waxa ka dhaadhici la inuu ninkii ay 3 sano u taqaanay inuu Bangi ka shaqeeyo uu noqday Tagsiile.
Aragtidaada?.
~ wwww.somalisan.org