Home Afsomali Aqriso Jadwalka khudbadaha mushaeaxiinta u tartameyso in ay bdalka mar uun madaxweyne...

Aqriso Jadwalka khudbadaha mushaeaxiinta u tartameyso in ay bdalka mar uun madaxweyne ka noqdaan

Guddiga Doorashada heer Madaxweyne ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta Madaxweynima doonka ah.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu noqon doono midka ay ku kala horeyn doonaan Musharaxiinta.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu ka turjumaayo sida Habsamida leh ay ku socto doorashada Madaxweynaha, waxa ayna ballanqaaden inaan la baalmari doonin Jadwalka.

https://youtu.be/_JzDaxj-c6c

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.