Home Afsomali Odayaasha dhaqanka Habar-eji “Cayr” ayaa go’aansadey in la

Odayaasha dhaqanka Habar-eji “Cayr” ayaa go’aansadey in la

Odayaasha dhaqanka Habar-eji “Cayr” ayaa go’aansadey in la baahiyo war ay goordhow soo saareen kadib markii ay u cadaatey in Sheikh Shaakir diyaarinayo odayaal garabkiisa ah oo ka difaaca eedeymaha uga imaanaya bahda dhaqanka ee Guriceel, isagoo ku gambanaya fariinta uu usoo diray odayaasha ee ah in uu magaalada ka baxayo oo ay sheegeen odayaashu in aysan dhab ka aheyn balse uu doonayo in uu hadalka kala hormaro isagoo adeegsanaya odayaasha garabkiisa ah.

#ILASOCO

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.