Home Afsomali Xaaladihii ugu danbeeyey iyo Ahlu sunah oo gaadiid dagaal lagala goystay

Xaaladihii ugu danbeeyey iyo Ahlu sunah oo gaadiid dagaal lagala goystay

 

Xaaladihii ugu danbeeyey iyo Ahlu sunah oo gaadiid dagaal lagala goystay

waxaa goordhaw Ahlusunnada hubeysan ee Guriceel joogta ka goostay 48-Askari iyo labo gaari oo ah nuuca dagaalka kuwaa oo magaalada uga baxay dhanka Koonfureed una ruuqaansadey Tuulada QodQod oo ay fariisin ka dhigan doonaan inta uu socdo wadahadal u dhexeeya Madaxda Galmudug iyo odayaasha beesha Habar-eji “Cayr” oo doonaya in ciidankan si wanaagsan loogu soo dhaweeyo dhanka dowlada.

Askartan iyo gaadiidka ay wataan oo uu madax u ahaa Gaashaanle sare Cabdulahi Cabdi raage ayaa isku fahmi waayay in ay kasii mid ahaadaan kooxdooda iyo inkale, kuwaa oo muran dheer kadib Guriceel uga dhaqaajiyay taliyohooda kadib markii uu ku adkeystay in uusan dhanna uga socon halka uu joogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.