Home Afsomali Full VIDEO Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay Goobihii ay ka baxeen...

Full VIDEO Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay Goobihii ay ka baxeen Ahlusunna

Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay Goobihii ay ka baxeen Ahlusunna

https://youtu.be/wv-H6DTzNkQ

Ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Galmudug oo la wareegay dhamaanba fariisimihii Ciidan ee ay ka dagaalamayeen xoogaga hubeysan ee Ahlusunna ee degmada Guriceel.

Maamulka guriceel iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa dadwaynaha ugu baaqay in ay kusoo laabtaan guriyohooda, iyagoo cadeeyay in lasoo gaban gabeeyay howlgalkii socday.

Ciifamada ayaa howlgallo kala duwan ka sameeyay dhamaan farisiimihii ay ka dagaalamayeen xoogaga Ahlusunna, halkaas oo difaacyo xoogan ay u yaaleen.

Xaaladda degmada Guriceel ayaa Maanta ah mid degan, waxaana Maanta la furay Goobaha qaar ee Ganacsiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.