Home Afsomali Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in 16-ka bishaan...

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in 16-ka bishaan November la bilaabi doono doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in 16-ka bishaan November la bilaabi doono doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in la soo gabagabeyn doono 24-ka December 2021 guud ahaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.