Home Afsomali Xaflada abaalmarinta asbuucii 19aad ee ku shubo oo ku guuleyso qeybo ka...

Xaflada abaalmarinta asbuucii 19aad ee ku shubo oo ku guuleyso qeybo ka mid ah tobanka kun ee hadiyadood (DAAWO SAWIRAD)

Xaflada abaalmarinta asbuucii 19aad ee ku shubo oo ku guuleyso qeybo ka mid ah tobanka kun ee hadiyadood
ayaa lagu abaalmariyey maanta ilaa 8 guuleyste
Shirka isgaarsiinta somtel oo hoos tagta dahabshiil company ayaa macaashiiseeda adeegaan asbuuc laha ah u qabatay waxayna ugu talagashay in ay ka faaiideystaan bulshada isticmaasha simka shirkada si ay macaashaka dib ula wadaagto faaiidadii ay ka nheshay una sameyso shaqo abuur iyo howlo ganacsi ugu abuurto
waana fidrag ka soo maaxatay maamulka sare ee shirkadaha
Somtel dahabshil waxaana Adeegaan tobanka kun ee hadiyadood ah uu ku eg yaahay koofurta iyo bartamsomaliya waxaa ku jira abaarta meento ku ku yaal dabaqa weyn eeda wado
Gawaari mooto bajaaj dahab TV telephone iyo agabyo kale oo raali galinaya qofkii nasiibkiisu u ogolaado

Mauuliyiin ka kala socotoay Maamulka Gobolka Bnaadir ururad dhalinyarda ururada Bulshada uruada haweeenka ayaa ka qeybgalay
waxaana ka mid ahaa madaxa Suuq geynta iyo Xiriirka dadweyneha ahna madaxa iibka shirkada cumar Maxamed Nuur
Gudoomiyaha arimahaa Bulshada dagmada Hodan Cabdi Xamiid Cabdi kariin Xusen ayaan ka xusi karnaa masuuliyiintii munaasiada goobooga ka aheyd
waxaana sido kale madasha ku sugnaa guuleystayaashii todobaadkii 18 oo abaalmarinanadoodii shirkkadu si buuxda u gudoonsiisay
Axmed Cabdiraxmaan Xaaji Adan oo ka tirsan howladeena shirkada ayaa munaasibada daahfuray wuxuuna xusay in bishii 7aad barnaamijkaan uu soo bilowday waqtigii dheeraad ahna bulshada loogu darey si ay uga faaiideystaan hadiyado intii horey ka badan kana waxtar baaaran wuxuun ugu baqay bulshada in ay wada rajeyaan ku guuleysiga hadiyaha aan ciidinna cida kale martida uga aheyn

Gudoomiyaha arimahaa Bulshada dagmada Hodan Cabdi Xamiid Cabdi kariin Xusen oo ka mid ahaa msuuliyiintii lagu casuumay munaasibada 19aad ee abaalmarinada ku guleystayaasha ayaa u mahadceliyey maamulkaa iyo shirakada somtel wuxuuna bulashada ugu baaqay in ay ka faaiideystaan .
wuxuuna dhanka kale gacantiisa ku kiciyey mishinkii rog rogayey nambarada macaamiisha oo markaa lagu helayey 10 garam oo dahab ah waxaana ku guullysatay gabar lagu magacaabo farxiyo Cabdi Xasan oo ku sugneyd ex control Afgoye.

ku shubo oo guuleyso wuxuu ka shaqeynayaa ninta u dhaxaysa koofurta iyo bartaha Somaliya
Xasan CAli Geeda naar ayaa isne matoorka nasiibka dhaqaajiyeye abalmarinta xigta ayaa aheyd xirmada bilaha ah Axmed Cabdiraxmaan oo Xararyaale ku sugnaa ayaa mopile ku guuleystay .
madaxa arimaha ardayda ee jaamacada daaha Maxamed Axmed mire ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii madasha ka hadashay wuxuuna xusay in ay wax iska badaleen fikirkii hore uu uga heystay barnamijka ku shubo oo ku guuleyso abaalmarino kala duwan oo qaali ah wuxuuna macaamiisha u rajeeyey in ay guuleystaan .
Waxaa ku xigay anteeno tv iyo qaleeda oo uu ku guuleystay Maxamed Xasan Maxamuud oo ku sugnaa dagmada kaaraan sidoo kale waxaa lagu guuleystay Nuurto Cilmi barqadka in ay shirkada safar taxi lacag laa.aan ku raacdo halkii ay doonto
Ustaad Mahad Cosobow oo ka mid ah howlwadeena shirka ayaa kiciyey mishinka markaan lagu guuleysanayey moobile samsum ah
shirkada koronta plu skay ayaa ka mid aheyd waxaana lagu guleystay koronto free ah

Madaxa Suuq geynta iyo Xiriirka dadweyneha ah iibka shirkada Madaxa cumar Maxamed Nuur ayaa soo gabagabeeyey waxaana ku xigay ilaa iyo 8 sideed guuleyste abaalmaarinaadii todobaadkii hore hadiayadahoodii la gudoonsiiyo sidaa ayeyna ku dhamaaday waxyaabaha lagu guuleystayna horey ayaa dhiibaa
Cabdifataax Maxamuud Maxamed oo ku guleystay anteeno tv oo qalabkeedii u dameystiran tahay
hinda ayaa heshay qaadatayna
mobile Samsung ah
Adan ibraahim Cumar oo ku guueystay Mobile samsung ah
Amina qaasin same ayaa ku guulleusatay saacad
Xabiiba cabduqaadir Maxammed oo waakiil soo dirsatay waxayna heshay samsung mobile
Abshir Cabduqaadir mobile samsung ah
waxaana barnaamijka gacacn weyn ka geystay tii uu socdayna dadihidhinayey Cali Cusmaan Daaha

https://youtu.be/UUMcrnBJgyA

https://youtu.be/S4pRnO-yRXM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.