Home Afsomali Full video Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo...

Full video Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay  (DAAWO SAWIRADA )

Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay

Kulan balaran oo ay iskuugu yimaadeen gudomiyayeyaasha 15 ka mid ah 24ka kooxood ee kubada cagta somaliyeed ayaa kaga hadleen sidii looga gudbi lahaa khilaafka Soo kala dhaxgalay gudiga fulinta iyo gudoomiyaha xiriirka Cabdiqani saciid carab oo ay sheegeen in ay shaqo joojin ku sameeyeen.

Gudoomiyayaasha kooxaha kala ah

1Jamhuuriya fc

2jeenyo fc

3batroolka fc

4midnimo fc

5waxool fc

6hilaac fc

7sahafi fc

8somali frut fc

9gaadiidka fc

19bariga dhexe fc

11gantaalaha afgooye fc

12geeska Africa fc

13horseed fc

14ummah hospital fc

15Eleanor fc

Hadaba gudoomiyyaasha kooxaha congress ka naadiyada xiririka Somaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegay in ay arintaasi sharci daro tahay gudiga fuluintuna awood uusan u laheyn shaqo joojin waxaana ay si toos ah u taaageereen gudoomiy Cabdiqani saciid Carab waxaana sidooo kale xiririka kubada cagta ee fifa uu sheegay in uu weli u aqoon maamulka Cabdiqani saciid Carab

Ugu danbeyntii warsaxaafadeed shirka laga soo saaray ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey Maxamed taako oo ah gudoomiyaha kooxda jamhuuriya wuxuuna u qoraa sidaan

Ugu horeyn waxaa  saxaafada la socodsiineynaa in xiriirka somaliyeed ee kubada cagta uu leeyahay dastuur ayna mihiim tahaybin ay ku dhaqmaan waana mid kaliye ee la isku doorto cid kastana waa in ay tixgalisaa

Xalay qeyb ka mid ah gudiga fulinta ee aan dooranaybayaa waxay siidaayeen warsaxaafadeed aybkunsheegeen in ay gudoomiyahabxilka qqaadeenn

Taasoo ah meel ka dhac lagu xadgudbaybdastuurka iyo awooda Congress  ka waana arin fowdo ah
Qodobka 33 aad ee dastuurka xiriirka somaliyeed ee kubada cagta oo qeexaya shirraka kulmada .
Gudiga fulinta waxa ay shiraan ugu yaraan sanadkiiba 4 jeer
Gudoomiyaha ayaa abaabula shirka gudiga fulinta sidoo kale

Hadii boqolkiiba 50 xubnaha gudiga fulinta codsadaan  shir gudoomiyaha ayaa 21 maalmood gudahood ku abaabulo .waxaa markaa cod in qeyb ka mid ah gudiga fulinta ay shirnaan waafaqsaneyn dastuurka ay qabteen
Gudoomiyaha xiriirka somaliyeed ee kubada cagta ayaa shir kasta shir gudoon u ah marka laga reebo inuu safar shaqo safar fasax iyo sababo kale  ku maqan yahay

Gudoomiyaha xiriirka somaliyeed ee kuba  cagta  ku xigeenadiisa iyo dhamaan xu naha gudiga fulinta waa masuuliyiin doorasho ku yimid waxayna ku baxayaan doorasho ama xubin bedel ay ku sameynayaan shir weynaha xubnaha ka socdo xiriirka somaliyeed ee kubada cagta Congress  ka waana awooda kaliye ee dadtuuri ah oo awood u ku aadan howlaha ku aadan masiirka xiriirka
Anagoo ahbnaadiyada iyo kooxaha ahna shirweynaha doortay gudiga fulinta ma hiro cidnka mid ahbgudiga fulinta oo shaq8 joojin ku sameyn kartavgudoomiyaha taasna waa awooda shirweynaha

Ugu danbeynwazaan ku baaqeynaa in shirweyne na loo abaabulosi aan sharciga wax ugu saxno dastuurku waa hogaamiyahay hey.adda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.