Home Afsomali Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Doorashada 14 kursi ay qabanayaan

Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Doorashada 14 kursi ay qabanayaan

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa goordhaw shaaciyay qabashada doorashada 14 kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka.

Qoraal caawa kasoo baxay guddiga doorashada Jubbaland ayey ku sheegeen in iyaga oo fulinaya waajibaadka qaran iyo Heshiisyadii Madasha qaranka ku shaaciyeen qabashada Doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dawladda Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.