Hormuud Salaam Foundation, ayaamaantaugudeeqdey $20,000 (Labaatankun dollar) IskuulkaMucaasar, oo bur burxooglehkasoogaareyQaraxkadhacayagagaarkaIskuulka25 November 2021.
GudoomiyahaHormuud Salaam Foundation, MudaneAbdullahiNur Osman ayaagudoonsiiyeylacagtakaalmadaaah maamulahaIskuulka, siaaygacanugageystaansidiiIskuulka dib loogudhisilahaa, iyadooIskuulkaaaydhiganayeenwax kabadan1,000 (kun)ardayooisugujiraheerarka kala duwaneedugsiyadahoosedhexeiyoSare.
GudoomiyahaHormuud Salaam Foundation ayaaugatacsiyeeyeyMaamulka, ArdeydaiyoWaalidiinta, dhibaatadaakudhacdayIskuulka, wuxuunaAllah ugabaryeyinuu u sakhiro dib u dhiskaIskuulka, isagoodhanka kale ugubaaqeydhammaandadkaSoomaaliyeed, meelkastooaayjoogaan, ineeygacankageystaan dib u dhiskaIskuulka, sidugsigaugusuurtagashoinuu dib u hawlgalo, ardeydana dib waxbarashadoodausiiwataan.
MaamulahaIskuulkaMucaasar, MudaneMahadFaaraxShaaciye, ookagudoomaygudoomiyahaHormuud Salaam Foundation kaalmadaalacageed, ayaauguhoreynugamahadceliyeyHormuud Salaam Foundation, dareenkaiyogarabistaagaay siiyeenIskuulka, wuxuunasheegey in kaalmadaanlacageedaay wax kataridoontosidiiIskuulka dib looguhawlgelinlahaa, isagoodhanka kale kacodsadaydhammaanshirkadahaiyoganacsatdaSoomaaliyeed ineysidaanoo kale sookaalmeeyaanIskuulkasi mar kale uu dib ugusiiwadoadeegiiwaxbarashooouu u haayeyardeydaSoomaaliyeed.
Fardowso CaliFaaraxooka mid ah waalidiintaardayda wax kabaratadugsiyadaMucaasarayaaugamahadcelisayHey’addaHormuud Salaam Foundation gurmadka ay la soogaareendugsigasi dib loogu howl geliyoDugsiga.