Home Afsomali Xamarweyne oo rooti laga waayey lana cunay bajiye kabaabbiyo kackac

Xamarweyne oo rooti laga waayey lana cunay bajiye kabaabbiyo kackac

Wadooyi ka u xiran doorashada kuraasta  somaliland ayaa sababtay In xamar weyne iyo shanghai laga waayo waxyaabaha daruuriga ah sida rootiga waxaa taa bedelkeedii lagu quraacday Bajiye sanbuus bur kabaab

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saakay xeray Khaar ka mid ah Wadooyinka muqdisho shacabka ayaa waxa ay yihiin kuwo lugtooda maalaya .

Wadooyinka xeran ayaa waxa ay yihiin laga soo bilaabo Isgoysyada Jubba ilaa taalada daljirka dahsoon, Ceelgaabta , Xamar Jajab ilaa Suuqa beerta .

Lama oga sababta wadooyinkaan loo xeray , Inkastoo ay maanta jirto doorashada kuraas ka mid ah kuwa gobalada waqooyi , Lomana xeri jirin markii hore wadooyinkaas ka fog halka ay doorashada ka dhacayso oo ah xerada Janaraal Kaahiye .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.