Madaxwayne ku xigeenka Hirshabeelle Dabageed oo la hadlay Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ayaa ku amray inay weerar ku qaadan Maleeshiyaadka ka soo horjeeda Maamulka Hirshabeelle ee ku sugan Baladwayne.
Yuusuf dabageed ayaa ciidamadii baladweyne loo daabulay ayaa soo dhaweyn ka sokow kula dardaarmay in ay laayaan cadowga dowlada gaar ahaa cadowga baladweyne ciidanka ayaa waxad ku marey in ay baabi.ndonaan codwga ayna kula dardaarmayaa meel kasta oo at joogaan sida cirka dhulka
Dabadgeed ayaa yiri”Cadowga Soomaaliyeed ee jidadaka ka xirtay shacabka Baladwayne inaad ka dul qaadan oo jidadka ufurtaan ayaan idinka dooneyna,hadii ciidankale aan ubaahanana waan dalbaneyna ee soo afjara cadowga”
Arinkaan ayaa ku soo aadayo xili suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho uu u xiran yahay cabsi halkii ciidan loo diri lahaane dowladu magaalada baladweyne ay geysay ilaa sadax diyaaradood oo ciidamo noocyo kala duwan ah lana doonayo in magaalada lagu qabsado si Xildhibaano dowlada taageersan xoog loogu soo saaro.
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya General Muqtar Xuseen Afrax ayaa sheegay in aaney Xukuumada Soomaaliya ka warqabin Ciidamada la geeyay Baladweyne go,aana laga soo saari doono.
https://youtu.be/BFjShgmGRWc