Home Afsomali Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen

Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen

Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen

Kenya ayaa tarxiishay muwaadiniin u dhashay dalka Britain, kuwaasi oo loo haysatay dacwad dil ah oo ka geysteen dalkaasi Britain.

War qoraal ah oo ka soo baxay waaxda dambi baarista dalka Kenya ayaa lagu sheegay in dambi-baarayaashu ay raggan ka soo qabteen xaafad ku taala mgaalada Nairobi oo lagu magacaabo Kilimani, halkaasi oo ay ku dhuumaaleysanayeen

Maxamuud Siyaad Abdixakiim oo 24 jir ah iyo Monteiro Tariq Kennedy Mangal, oo 21 jir ah ayaa lasoo xiray kaddib markii ay laamaha ammaanka heleen xogo sirdoon ah.

Raggan ayaa waxaa loo heystaa inay dileen wiil 16 jir ah oo magaciisa lagu sheegay Alex Smith, kaas oo toori lagu dilay gudaha xaafadda Camden sanadii 2019-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.