Siyaasiyiinta Muqdisho Marka Villada Lasoo hadal qaado Waxay lasoo Baxaan (Ciidan la dhaho Bad baado Qaran ) Iyagoo leh Reer Muqdishow waa laydiinku soo duulay.
Lakiin Marka suuqa Bakaaraha ay Koox argagixiso xirato iyo Marka ay Saldhigayadii Booliska galaan oo ay dad laayaan Warkooda lama haayo !.
Marka Villada lasoo hadal qaado Waxaa la iclaaminayaa Mudaharaad Lakiin Markii Dad la Xasuuqo oo ay waliba Ku Faanaan Argagixisadu Waa laka dhuumanayaa
Yaa Diiday in Alshabaab Lagu mudaharaado oo Xitaa Qabiil ahaan looga shiro Ileen Dadka ay hada laayaan Badankood waa hal qabiil!?
Yaa diiday in ay Ciidankii Bad baado Qaran Difaaacaan Muqdisho !?
Yaa diiday in Dadka Muqdisho (Qabiilka Xamar degan ) in ay Alshabaab iska celiyaan Maadaama aan ku Faano in aan 20K oo Itaabiyaan ah iska saarnay oo aan Geesiyaal sheegano !?
Horta Ma ogyihiin Dadka Deegaanku in ay Soomaali oo dhan Argagixisada Iska Celiyeen Lakiin Meesha kaliya ay waxii ay rabaan ka sameeyaan ay Xamar tahay ?
Xigasho Mahamud igale