Home Afsomali Full VIDEO Gudoomiye daahir raajis oo ka qeybqaatay Ololaha nadaafada iyo Bilic...

Full VIDEO Gudoomiye daahir raajis oo ka qeybqaatay Ololaha nadaafada iyo Bilic soo Celinta Dagmada Xamar weyn

https://youtu.be/Y-zEj64J2fA

Ololaha  nadaafad iyo Bilic soo celinta ayaa waxaa ka qeybqaatay maamulka dagmada Xamarweyne oo laga fuliyey qeybo ka mid ah dagmadaas/

Ololahaan bilic soo celinta ah ayaa waxaa soo abaabulay gudoomiyaha dagmada Xamar weyne daahir .. waxaana si iskaa wax u qabso ah kaga shaqeeye Qaar ka mid ah maamulka dagmada Ardayda dugsiga macalin jamac iyo kuwa jaamacadaha

Gudoomiya dagmada Xamarweyne Daahir Axmed maxamed Raajis oo ka hadlay muhiimada dagmada uu u  leeyahay ololaha nadafada iyo Bilic soo ccelinta guud  wuxuuna ugu baaqay bulshada Xamarweyne in ay ka qeybqaataan isagoo dhanka kale digniin u direy shaqsiyaadka shaqinka wadooyinka soo dhiga oo uu sheegay in ay ganaax lagaceed ku muteysan doonaan

Agaasimaha dagmada kan gobolka ardayda qaarkood ayaa hadalo wacyi galin iyo dhiiri galin ah goobta ka soo jeediyey waxaana ay ku dheeraadeen faaiidada ay leedaha nafaada iyo bilicda magaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.