Home Afsomali Musharaxiinta oo War ka soo saaray talaabadii Shariif Xassan loogu diiday safarka...

Musharaxiinta oo War ka soo saaray talaabadii Shariif Xassan loogu diiday safarka Baydhabo

MIdowga Musharaxiinta Somalia ayaa cambaareeyey talaabadii Shariif Xassan Shiikh Aadan looga xanibay ka qeyb galka doorashada xubnaha golaha shacabka ee magaalada Baydhabo.

War qoraal ah ka soo baxay MIdowga Musharaxiinta ayaa waxay ku tilmaameen talaabadaas mid sharci daro ah oo khilaafsan xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed u leeyihiin in la doorto ama wax doortaan:-

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.