Home Afsomali Sucuudiga oo hal mar dilay dadkii u badnaa abid taarikhdiisa

Sucuudiga oo hal mar dilay dadkii u badnaa abid taarikhdiisa

Sucuudiga oo hal mar dil ku fuliyay dad aad u tira badan

Muddo ku siman 40 sano, waxaa Boqortooyada Sacuudi CArabiya ay si wadar ah u dishay Sabtidi shaley ahayd 81 muwaadiininteeda ah, kuwaas oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa.

Sacuudi Carabiya ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay 81 qof oo lagu helay dambiyo isugu jira dil iyo inay ka tirsan yihiin kooxaha mintidiinta , taasoo ah dil wadareedkii ugu ballaarnaa ee boqortooyada laga fuliyo taariikhda casriga ah.

Tirada dadka la dilay ayaa xitaa ka saramartay tiradii dil wadareed bishii Janaayo 1980-kii lagu fuliyay 63-dagaalyahan oo markaasi lagu helay in ay qabsadeen Masjidka Xaramka ee Makka 1979-kii, weerarkaas oo ahaa kii ugu xumaa ee abid lagu bartilmaameedsado boqortooyada iyo goobta ugu barakeysan Islaamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.