Home Afsomali Xaflada Maamuus Macmiil kaga shubo 1500 hadiyadood oo tii ugu horey ay...

Xaflada Maamuus Macmiil kaga shubo 1500 hadiyadood oo tii ugu horey ay Mooto bajaaj  ku guuleysatay Gabar joogto deegaanka Jamhuuiye (Dhageyso Daawo sawirada)

Xaflada Maamuus Macmiil kaga shubo 1500 hadiyadood oo tii ugu horeysay ay Mooto bajaaj  ku guuleysatay Gabar joogto deegaanka Jamhuuiye

Munaasibada daahfurka Ku shubo sim card ka Somtel oo ku guuleyso ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Waxaana barnaamijka maagakintiisa iska leh dahabshiil company  faraceeda somtel

Madaxa Suuq geynta iyo iibka Shirkada  Cumar Maxamed Nuur Cumar Saacid

Ahna Mamule ku xigeenka guud ee waaxda ganacsiga oo sharaxay barnaamijka Muumuus macmiil ee 1500 kun hadiyadood waxaana uu sheegay macaamiilku meel kaasta oo uu joogo sida haduu ku dhaqan yahay gobolada bartamaha iyo koofurta Somaliya gobolada Mudug iyo Galgaduud .labada Shabebelle dhexe iyo Hoose .gobolada Jubooyinka sida hoose iyo Dhexe .gado bay iyo bakool iyo guud ahaa gobolka banaadir 17 dagmo ayaa lagu yiri macaamiil fadlan kaga shubo Edahab oo ku guuleyso 15000 ku oo hadiyadood oo laga xusay in ay ku jiraan

1 mooto bajaaj

2 qasaalado

3 tv qalabaysan

4 deeq waxbarasho

5 dahab taawar abaarta miinti  qiimihiisu dhan yahay boqol iyo afartan kun doolar

laga bilaabo 1da fabarayo ilaa 31 decembar in loo wadatartami karo

Waxaana ka soo qeybgalay Gudoomiye Ku Xigeenka Dagmada Hodan Xildhibaan Yuusuf Xeyle ustaad mire oo ka socday bahda waxbarashada Cumar Mxamed Nuur oo ka mid ah masuuliyiinta Shirkada Somtel Eng Arwaax Salaadii iyo Marti Sharaf kale barnaamijka Kaga Shubo Edahab oo ku guuleyso 15000 kun hadiyadood oo markale daahfur ay shirkadu ku sameysay sanadkii 2aad

Axmed Cabdiraxmaan Adan oo ka mid ahaa masuuliyiinta Shirkada ee goobta ka hadalay ayaa faahfaahiyey qabaka sanadkaan lagu tartamayo Waxaana loogu talagaya macaamiisha isticmaasha sim card ka Shirkada isgaarsiinta Somtel kuwooda lacagaha ku shubto oo micnaheedu yahay iicun macmiil

Abaal marinta iyo hadiyadaha lagu kala guuleysanayo waa kuwo aad u kala duwan

Waxaana ka mid ah

1 mooto bajaaj

2 qasaalado

3 tv qalabaysan

4 deeq waxbarasho

5 mobile

6 dahab taawar abaarta miinti  qiimihiisu dhan yahay boqol iyo afartan kun doolar

Iyo agabyo kale

Barnaamijkii shirkadu qabatay sanadkii la soo dhaafay macaamiil badan ayaa ka qeyb qaatay wuxuuna socday mudo lix bilood ah

Waxaa goobta xafladu ka dhacay laga xusay in ay Joobjoogayaal ka haayeen maamadii ku guuleysatay gaarigii ugu danbeeyey ee 31kii decembar 2021 Xaliimo Cumar Karaani sidoo kale waxaa gabar ka soo barakacday shabelaha Hoose oo ku nool xerada karakacayaasha kaxda seygeeduna uu yahay naafo aan shaqeyn ayey shirkada somtel gudoonsiisay mooto bajaaj Cusub

Maamo faadumo ayaa iyane goobjoogayaasha ka mid ahaa qoyskaa oo ay shirkadu dabka u shiday kuwaas oo ayaa qeyb ka haa 24kii qoys ee shirkadu gudoonsiisay hadiyado qaali ah waxaa ku jira tikidhada xajka iyo Cumrada oo si daahfurnaan ah loogu tartamayo

intii ay socotay Munaasibada waxaa lagu soo bandhigay mid ka mid ah cayaaraha Hidaha iyo Dhaqanka

Hadiyadii ugu horeysay ee sanadkan shirkadu bixiso ayaa waxaa helay Xabiibo Axmed Culusow oo joogto Deegaanka Jamhuuriye ee Magaalda Muqdisho

munaasibada Xaflada 1aad ee kaga shubo Edahab oo ku guuleyso mid ama  ka badan 15000 ku oo hadiyadood waxaa na barnaamijka daadihinayey Cali Cusmaan tahay oo ka mid maamulka shirkada isgaarsiinta Somtel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.