Home Afsomali Boris Johnson oo  Ukraine  Ballanqaaday gaadiid iyo Hub dagaal

Boris Johnson oo  Ukraine  Ballanqaaday gaadiid iyo Hub dagaal

Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson, oo booqasho ku jooga Kyiv, ayaa wacad ku maray in UK gawaadhida gaashaaman iyo gantaalada lidka maraakiibta ay u diri doonto Ukraine isagoo ku amaanay ciidamadeeda “ficilkii ugu weynaa ee hubka qarnigii 21aad”.

“Sababtoo ah madaxweyne (Volodymyr) Zelensky hoggaankiisa go’aanka iyo geesinimada aan laga adkaan karin ee dadka Yukreeniyaanka ah ayaa (Vladimir) Putin ujeedooyinkiisa bahalnimo fashiliyay,” ayuu yidhi ka dib markii uu la kulmay Zelensky, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Downing Street.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.