Home Afsomali Gudoonka KMG ah ee labada aqal ee baarmalaanka 11aad  oo noqday reer...

Gudoonka KMG ah ee labada aqal ee baarmalaanka 11aad  oo noqday reer gaalkacyood

Kulankii Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta ka ee qabsoomay Xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa Guddoon ku meel Gaar ah looga dhawaaqay.

Waxana Guddomiyaha  Ku meel gaarka ah ee golaha shacabka iyo aqalka sare noqonaya labada Xildhibaan ee ugu da’da weyn oo kala ah:

1-Guddomiyaha Ku meel Gaarka ah ee Golaha Shacabka Abdisalan Xaaji Liibaan (Dhabancad)

Kulanka ugu horeeya ee Baarlamaanka 11-aad yeelanayo ayaa la shaaciyey iney iskugu iman doonana Maalinta Sabtida ee Soo Socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.