Home Afsomali Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka ayaa lagu waddaa in...

Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka ayaa lagu waddaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay

Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa  lagu waddaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay ka..

Xildhibaanada cusub ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay ka dib markii 14-bishaan la dhaariyay.

Fariin loo diray xildhibaanada labada Aqal ayaa loogu sheegay in ay soo xaadiraan kulanka loo ballansan yahay maanta oo Sabti ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.