Home Afsomali WAR DEG DEG AH: Wasiirka Amniga, Cabdullaahi Mohamed Nuur ayaa shaqadii...

WAR DEG DEG AH: Wasiirka Amniga, Cabdullaahi Mohamed Nuur ayaa shaqadii ka joojiyay taliyaha booliiska General Xijaar

Warqad wiifto ah oo soo dhacday xiligii salaada subax waxyar ka hor xiliga muqdisho ayaa shaqadii looga joojiyey taliyaha bolice ka kadib markii uu ogaaday in uu maleegayo falal aminiga dalka Qatar ku ah

WAR DEG DEG AH:

Wasiirka Amniga, Cabdullaahi Mohamed Nuur ayaa shaqadii ka joojiyay taliyaha booliiska General Xijaar kadib hadalkii uu caawa jeediyay oo ku baaqay in doorashada berri dib loo dhigo — arrimo amni darteed.

Wasiirku wuxuu sheegay in Taliyuhu ku milmay siyaasadda iyo doorashada — isla markaana uu helay Xog muunineysa inuu ku Hawlan yahay falal khatar ku ah sida uu qoraalka u dhigay badqabka qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka.

https://m.youtube.com/watch?v=81WNlj5X05A&t=20s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.