
DEGDEG: Atooraha badda oo hada lagu dilay xaafadda Taleex ee degmada Hodan
Cusnaan salaad daahir oo ku magacdheeraa Atooraha badda oo caan ka ah xeebta liido ayaa hadda lagu dilay xaafadda Taleex ee degmada Hodan.
Siduu horay u sheegay wuxuu ahaa Askari katirsan Booliiska, waxaa la dilay isagoo masaakiin u qeybinaya Afur.
warar kusoo kordha wa idinla wadaagi doonaa