Xildhibaan Sacdiyo yaasiin xaaji oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka 2aad BFS
Tartan adag oo wareegga 2aad ah ayaa waxa u dhexeeyay Xildhibaananda kala ah Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano nuug, kuwaasi oo u soo gudbay wareegga 2aad.
Wareeggan oo sida sharciga uu qabo lagu kala baxayay cod hal dheeri ah ayaa waxaa ku guuleysatay kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo heshay 137,
halka Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano Nuug, uu isna helay 107