Home Afsomali Gudoomiye Cabdi Xaashi oo diiday waxka badelka Heer hoosaadka Aqaka sare

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo diiday waxka badelka Heer hoosaadka Aqaka sare

https://youtu.be/O-8kfox81uE
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa.
Fadhigii Guud Golaha ee maanta oo ay soo xaadireen 39 Senator ayay xubnaha Goluhu xilka hab-dhowrka u ansaxiyeen:-
1- Senator Samsam Ibraahim Cali Hab-dhowraha Aqalka Sare.
2- Senator Fartuun C abdulqaadir Faarax (Karaama) Hab-dhowre ku xigeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.