Kulanka waxaa daahfuray gudoomiyaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye nabadoon Maxamed xasan xaad
Waxaana uu sheegay in ujeedka uu yahay soodhaweynta raiisal wasaaraha cusub iyo sagootinta rooble waxaana ka mid ahaa odoyaashii munaasibada ka hadlay nabadoon Muxudiin Xasan afrax
Cabdinasir ja seed oo Balanqaaday soo dhaweyn iyo duco ka sokow in ay la shaqeyndoonaan waxayna faahfaahin ka bixiyeen qibrada iyo waayoaragnimada iyo wadaninimomada uu u leeyahay madaxweyne Xasan sheikh
Garaad adan cilmi qoorweyne ayaa yiri xamsa cabdi bare faarax waxaan u heynaa soo dhaweyn taageero iyo duco waxaan ku sogootinayey raiisalwasaarihii hore ee xilgaarsiinta Maxamed Xusen Rooble mahadcelin mana iloobi doono wuxuuna xusay in ay ku taageerayaan magacaabida Xasan sheikh garabistaagne u muujiyee dhanka kale wuxuu labada aqal ka codsay in ay ansixiyaanraiisal wasaare Xamse
Nabadoon caduqaadir Sheikh Xusen bacadow oo munaasibada ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneyso ayaa hambalyo ka sokow madaxweynaha ugu baaqay in uu qabyadii soo dhameystiro
Suldaan axmed Maxamed lixle
Nabadoon bootaan ayaa iyane la qabay soo dhaweynta iyo hambalyada
Suldaan mahdi cabdirisaaq maxamed colow Iimaam cumar Maxalin Afrax oo munaasibada xariirinayey ayaa balanqaaday in ay raiisal wasaaraha beelaha hawiye gacmo furan ku soo dhaweynayaan
Goobta ayaa laga sheegay in beesha Ogaadeen ay istaahilaan islaan iyo gaaladaa ogsoontahay
Qaabsuugaaneyd ayaa lagu yiri Rabibaa rooble soo diroo rafaadki waa ka reysateen
Caaqil asad cabdulle geeseey
Ayaa sheegay in lagu farxay magacaabidii raiisal wasaare xamse
Wuxuuna sidoo kale amaan u jeediyey rooble isagoo soo dhaweeyey xamse
Garaad cabdiqani nuur Xasan qaamuus waxaa sheegay in ay hisgashay somali heshiis ah dunidane heshiis la ah isaga soo dhaweyn iyo hambalyo iskuugu daray labaduba isaga intaa ku daray in markasta iyo meel kasta ay ku taageerayaan raiisal wasaare Xamse cabdi bare
Suldaan Maxamed Muuse Xaaji bare suldaan lugo loox ayaa munaasibada ku soo gabagabeeyey hadalo iskuugu jiray duco iyo dardaaran