Home Afsomali Gudoomiye ku xigeenka golaha Shacabka oo gaartay Garowe

Gudoomiye ku xigeenka golaha Shacabka oo gaartay Garowe

https://youtu.be/JdGMWtAy5cA

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka  marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa maanta gaartay magaalada Garoowe ee dawlad gobaleedka puntland.

Waxaa garoonka magalada garoowe ku soo dhaweyey qaybaha kala duwan ee maamulka gobalka Nugaal, wasiir ku xigeenka gargaarka puntland,xildhibaano ka tirsan golaha shacabka bjfs iyo masuliyiin kale.

Gudomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka bjfs marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa deeq gargaara gaarsiisay maamul gobaleedka puntland si abaarta daran ee goboladda puntalnd ka jirta gurmad loogu fidiyo.

Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka  ayaa sheegtay inaysan ahayn deeqdii ugu danbeysay aysan ahayn balse si dadka liita loogu gurmado ay deeqdan u soo hormariyeen shacabka puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.